Daawo: Hees loo sameeyay kooxda ciyaarta Bandy ee Somalia ku matalaysa Ruushka

3

Koox Musik caan ah oo lagu magacaabo Apopocalyps ayaa hees macaan u sameeyay kooxda ciyaarta Bandy oo Somalia kubandy-somalia-russia-2014 talaysa ciyaaraha aduunka barafka ee lagu qaban doono wadanka Ruushka sanadka cusub. Kooxdana dhalinyarada Soomaalida oo laga aasaasay magaalada Borlänge ayaa noqday kuwo dareen fiican u soo jiiday Somaalida oo dhan.

Hadaba halkaan ka daawo heesta, kana mid noqo taageerayaasha kooxda Somalia oo u tartamaysa koobka ciyaarta Bandy. Heesta waxaa lagu magacaabaa: GUUL GUUL Somalia!!!

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here