Wiil Soomaali ah oo ku matagay ciyaaraha Moscow

11

Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Mustafa Mohamed kuna ordayay magaca Sweden ayaa markii uu gaaray dhamaadka orodka dhulka ku dhacay ka dibna matagay. Mustafa ayaa goobta laga qaaday ka dib markii uu sheegay in caloosha uu xanuun adag ka qabtay oo uu mataga isku celin waayay.

Si kataba ha ahaatee, Mustafa ayaa galay kaalinta 22-aad ee orodka 3,000m.

mustafa

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here