Ramadan waa Arbacada, Insha Allah

11

Wararka naga soo gaaraya Sacuudiga iyo inta badan wadamada Muslimiinta ayaa sheegaya in maalinta Arbacada ah ee bisha ramadanLuuliyo ay ku beegantahay 10-ka ay bilaaban doonto soonka bisha barakaysan ee Ramadan. Bisha ayaan laga arkin sacuudiga iyo wadamada Muslimiinta ee kale taasoo ka dhigaysa in la buuxiyo bisha shacbaan.

Waxaan u rajaynayaa akhristayaasha bogga Somaliska iyo guud ahaan Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka Ramadan kareem, Allah ha naga dhigo kuwii loogu dambi dhaafo. Insha Allah

Saacadaha soonka ee Sweden ayaa sanadkaan noqon doona kuwo ka dheer sanadkii hore iyadoo uu Ramadanka ku soo aadayo xili ay soo bixitaanka qoraxda iyo dhicitaankeeda u dhaxayso 18 saacadood iyo 11 daqiiqo.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here