Magaalooyinka ugu nolosha fiican Sweden

7

Wargeyska Fokus oo sanadkasta sameeyaa cilmi baaris ku saabsan magaalooyinka ugu nolosha fiican ayaa markale soo solnabandhigay liiskooda. Magaalada Solna oo ka tirsan Stockholm ayaa sanadkaan noqotay magaalada ugu nolosha fiican Sweden. Sidoo kale kaalinta 2,3,iyo 4-aad ayaa waxaa galay Nacka, Lidingö iyo Danderyd oo dhamaan ka tirsan Stockholm.

Solna ayaa lagu amaanay in ay u wanaagsantahay dhalinyada iyo qoysaska. Solna ayaa waxaa ku yaala garoonka ciyaaraha ee ugu caansan Sweden. Sanadkii hore ayaa Solna waxay gashay kaalinta 22-aad. Magaalooyinka waaweyn ayaa waxaa ugu fiican Stockholm oo gashay 7, Göteborg oo gashay 100 iyo Uppsala oo gashay 24.

Sadexda magaalo oo ugu nolosha liidata ayaa waxaa galay Flen, Perstorp iyo Grums.

Halkaan ka akhriso liiska magaalooyinka oo dhamaystiran..

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here