Magaca nabiga oo noqday kan ugu caansan caasimada Norway

7

Isbuucaan waxaan soo qoray in magaca nabi Mohammad (nnkh) uu ka midyahay 100 magac ee ugu caansan wadanka Sweden kuwaasoo loo bixiyo wiilasha ku dasha wadankaan. Hadaba waxaa ka sii farxad badan in magaca Nabiga (nnkh) uu yahay kan ugu caansan ee ku jira 1# magacyada loo bixiyo wiilasha ku dasha caasimada Norway ee Oslo.

Waa sanadkii sadexaad ee Mohammad uu yahay magaca ugu caansan  magaalada Oslo. Magaalooyinka kale ee Norway kuwaasoo magaca Mohammad uu kaalinta koowaad kaga jira ayaa kala ah Lörendal iyo Nittedal.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here