Magaca nabiga oo ka mid noqday magacyada ugu caansan Sweden

9

Magaca Mohamed ayaa sanadihii la soo dhaafay ka mid ahaa 100 magac ee ugu caansan Sweden ee loo bixiyomohamed wiilasha ku dhasha wadanka. Sanadkii tagay ee 2012 ayaa magaca nabiga (nnkh) waxa uu ka mid yahay magacyada ugu caansan Sweden isagoo galay gaalinta 54.

Sanadkii ka horeeyay ee 2011 ayaa magaca Mohamed waxa uu ku jiray nambarka 66.

Magaca ugu caansan ee sanadkii la soo dhaafay ay dadka Sweden ula bexeen wiilasha ayaa ahaa “William” halka gabdhahana ay ugu caansanayd “Alice”.

Halkaan ka akhriso liiska magacyada ugu caansan Sweden.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here