Hambalyo Somalia. Hambalyo Madaxweynaha cusub

15

Waxaa farxad weyn inoo ah in doorasho cadaalad ah ay ka dhacdo magaalada Muqdisho muddo ka badan 20 sano. Waxaa kale oo farxad weyn inoo ah in uu isbedal muhiim ah ka dhacay Soomaaliya oo la doortay madaxweyne aqoon leh.

Waxaan hambalyo u dirayaa dhamaan Soomaalida ku nool wadanka hooyo, daafaha caalamka iyo qaasatan asxaabta Sweden . Waxaan hambalyo qaas ah u dirayaa madaxweynaha cusub, waxaan leeyahay masuuliyada aad qaaday ilaahay hakula garab galo, oo si cadaalad ah iyo karti kii uga soo baxa Allah hakaa dhigo – Ameen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here