Ramadan kareem. Bari Waa La Soomayaa!!!

11

Dhamaan akhristayaasha Somaliska iyo Muslimiinta Sweden iyo kuwa caalamka waxaan ugu bishaaraynaa ramadaan kareem. Bilashada bisha ramadaanka ayaa laga arkay qaar ka mid ah wadamada carabta qaasatan sacuudiga. Wadamada Khaleejka ayaa ku dhawaaqay in barito oo jimco ah ay noqon doonta 1-da bisha ramadaan.

Soomaaliya ayaan wali war ka soo bixin sida looga soomi doono barito. Markale iyo ramadaan wanaagsan. Waxaan rajeynayaa in uu noqdo Ramadaan laga faaideysto oo dambi dhaaf iyo horumar aan ka faa’iidno. Ameen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here