Sigaarka iska daa haddii kale sidaan ayaa kuu dambaysa!!!

16

Haweeneey waayeel ah oo u dhalatay dalkaan Sweden ayaaa quus ka taagan sagaar cabida xili dhaqtarkeedii aaw ku,amray ineey sagaarka iska goooyso ama ay yareeyso.

Islaantaan oo lagu magacaabo Ann_Mari Estrimalm da,deedu tahay 103 sano kuna oo nool Magaalada Boden ee dhacda waqooyiga Sweden, ayaa waxay cabtaa 24-saac 2 baakad oo sagaar ah sida ay u sheegtay telefishinka Svt2.

“Baakada sagaarka ah waxaan baxshaa 54 kron lacagta Swedeshka ee u dhiganto qayaasti 3,5 dollar taasoo macnaheedu tahay ineey kubaxdo habeen iyo maalin 7 dollar ma,aqaan waxaan sameeyo waan isku dayay inaan joojiyo ama yareeyo waana ii suura gali weeysay” sidaas waxaa yiri dhibanane Ann-Mari.

Tirakoob lasameeyay ayaa lagu sheegay in wadanka Sweden 50% cabto sagaarka da,da u dhaxeeyso 18 ilaa 45 jir. 17% 45 ilaa 65 jir. Naagaha Sweden ayaa caba sagaarka 21% Halka nimankuna kacabaaan 18%. tirada guud inta aan cabin sagaarka 56% nimanka 60% naagaha. Totalt inta biloowday ee joojisay waa 60% niman iyo naago. Sanadkiiba waxaa u dhinto cabitaanka sagaarka qayastii 6600 wadanka Sween.

Arintaan ayaa laga dhadhansan karaa sida aaw dhib ugu haayo cabida sagaarka umada reer Sweden. Ma dooneysaa i naad iska gooyso sagaarka hadey jawaabtaadu haa tahay qaado go,aan deg deg ah ama waqti kooban godahoood si,aad dhimirkaaga iyo dhaqalaahaaga u soo celiso.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here