Faahfaahin ku saabsan shaqada Safaarada Sweden ee Addis Ababa

45

Isbuucii la soo dhaafay ayay ahayd markii aan soo daabacnay warbixin ku saabsan shaqada safaarada Sweden ee Addis Ababa. Ka dib warbixintaas waxay akhristayaashu soo bandhigeen su’aalo badan.

Hadaba wakiilka Somaliska ee magaalada Addis Ababa ayaa mar kale isku dayaya in uu ka jawaabo waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay akhristayaashu ku wareersanyihiin ee la xiriira lacagaha safaarada.

Dhaman codsadayaasha xaraynaya foomamka kala ah,

1:- Codsiga dagananshaha sweden’

Qofka xaraynaya foormkan ee haysta sharciga leh calaamadaha aan horay u soo qornay ee kala ah ( A3, A7 , AK, AC, AF, AM, AS, AT, AV, A5, A6, A8, A9, G, P1, P3, P4, AMA P5, ) uma baahna inuu bixiyo wax lacaga.  Dadka aan haysan sharciga leh calaamadaha kor ku xusan waxa ay bixinayaan…

QAANGAAR, 3900 BR=230$

KAYAR 18 SANO 1950 BR=115$

2:- Foorma lagu dalbanayo baasaboorka Alienka ee lagu soo dhoofayo’

Midkaam codsada kasta, dhamaan wax ay bixin doonan lacag isku mida, taaso ah sidan 1950 BR =115$.

Sidookale dadka kala ah KORISKA, WAALIDKA, WALAALAHA ayagu waxay bixinayaan dhaman lacagaha fiida oo qofkiiba waxa u bixinaya sidan. Qaangaar 3900BR=230$ oo ah foormka codsiga daganaanshaha.

*kayar 18 sano, waxa u bixinaya

1950BR=115$ tani waa foomka codsiga daganaanshaha,
1950BR=115$ tana wa mida lagu dalbanayo baasaboorka Alien oo u qofku kusafri lahaa,

Qoraalkan ayaa waxaa soo diyaariyay maamulaha xafiiska

Somali Diaspora Service ,Ahmed Dhicis.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here