Quraanka aduunka ugu yar [Sawiro] April 8, 2012 17 FacebookTwitterWhatsApp Sawiradaan waa Quraanka aduunka ugu yar oo lagu sheegay cabarkiisa in uu yahay 2.4cm. Kitaabkaan ayaa waxaa haysta nin u dhashay dalka Lubnaan oo haysta rikoordka Quraanka aduunka ugu yar. Daawo Sawirada. AD