Warbixin ku saabsan shaqada safaarada Sweden ee Addis Ababa

43

Wakiilka Somaliska.com ee magaalada Addis Ababa ayaa booqasha uu ku tagay safaarada Sweden ee ku taala Addis Ababa waxa uu u kuurgalay shaqada Safaarada isaga oo nooga soo diyaariyay warbixintaan.

Safarada Sweden ee ku taala dalkan ethiopia caasimadiisa addis ababa, ayaa so bandhigtay shuruudo muhiim u ah midnimada reeraha somaliyed taasoo ku wajahan qaababka ay u xaraynayaan foomamka iyo shuruudaha looga baahan yahay.

Qof walba oo xaraynaya form cusub ha ahaado qof horay u xaraystay ama mid hada dacwadisa bilabaya, waxaa loga bahan yahay shurudahan,

1: Caruurta an qaangaarin waxay isticmalayan formka nambarkisu yahay (163011)

dadka kawayn 18 sano waxay istimalayan formka nambarkisu yahay (161011)

waxa ay kasiman yihin labaduba formka ah ( Family details appendix to your application nambarkisuna yahay ‘ 239011 )

2: Foormka lagu dalbanayo passaporka loyaqan alien passport, waxa uu noqonaya mid ay kasiman yihin dhaman codsadayaasha qadanaya formka,

dhamaan formankan waa inay ahaadaan kuwo loobuxiyay si saxa mid kastana laga soo kiciyo hal koobi,

3: Caruurta aan qaangaarka ahayn ee maraya tijabada dhecanka DNA haddii aysan lajoogin labada walid mid kamida waxa u qadan dona waraaq ay soo saxiixi doonto cida ay doonayaan inay lamidobaan, kadibna way so celinayan.

4: Dhamaan dadka ay u dacwonayan dadka haysta sharciyada leh calamadahan so socda ma bixin doonaan wax lacagah kadib xaraynta formka,
( A3, A7 , AK, AC, AF, AM, AS, AT, AV, A5, A6, A8, A9, G, P1, P3, P4, AMA P5, )

Ayadoo lagu jiro xili ay dadku aad u xaraynayan dacwadahooda ayaa hadana waxa jira in safaaradu aysan haleelin inay qaabisho dhamaan dadkas balse malinkasta ayaa waxa xareeynaya formka 20 qof ama 5 Qoys.

Ahmed Dhicis Swedish Embassy, Addis Ababa, Ethiopia.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here