Ganacsiga Soomaalida Norrköping [Video]

9

Shalay waxaan booqasho ku tagay magaalada Norrköping ee gobolka Östergotland. Intii aan ku sugnaa magaalada ayaan booqday dhowr dukaan oo Soomaalidu furteen.

Soomaalida ku dhaqan magaalada Norrköping ayaa iila muuqday kuwa u soo jeestay sidii ay magaalada ganacsi uga sameyn lahaayeen maadaama ay Soomaalida ku adagtahay sidii ay shaqo uga heli lahaayeen suuqa shaqada Sweden.

Hadbaa halkaan ka daawo videow aan ka soo duubay goobihii aan booqashada ku tagay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here