Safarkaygii Islaamka: Barnaamij taxane ah

9

Diinta Islaamku waa diinta ugu kobaca badan aduunka iyadoo kumaan qof ay sanadkasta soo galaan. Qaar badan oo ka mid ah dadkaas ayaa soo bandhiga khisada iyo sababta ku dhalisay in ay diinta Islaamka qaataan.

Isbuucaan waxaan bilaabi doonaa barnaamij taxane ah oo aan isbuuciiba hal mar ku soo qaadan doono khisada Muslimiinta cusub. Waxaan ka sheekeyn doonaa qofka nolosha uu ku noolaa ka hor inta uusan islaamka qaadan, waxyaabaha ku soo jiitay Islaamka iyo isbedalka ku yimid noloshiisa markii uu Islaamay.

Hadaba la soco barnaamijka. Waxa aan soo daabici doonaa mowduuc kasta maalinta sabtida.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here