Su’aal ma qabtaa? Waydii Maria Ferm

73

Dhowr maalmood ka hor waxaan la xiriiray Maria Ferm oo socod ku maraysa qeybo ka mid ah Sweden si ay ula kulanto Soomaalida. Maadaama ay Maria safarkeeda ku maraysay dhowr  magaalo oo waaweyn ayaan u sheegay in ay jiraan Soomaali badan oo aysan la kulmi karin balse akhrisata Somaliska.com.

Sidaa darteedna in ay fursad u siiso akhristayaasheena in ay ka jawaabto 10 su’aalood oo iyaga ay soo qoraan. Hadaba Maria wey akhbashay codsigeena. Si aad su’aal u waydiiso fadlan qeybta fikraha ku qor magacaaga, magaalada aad ku nooshahay iyo su’aashaada oo la fahmi karo. Waxaan u gudbin doonaa 10-ka su’aalood ee ugu macquulsan ka dibna waxaan soo daabici doonaa jawaabaha ay bixiso maalmaha nagu soo aadan.

Su’aalaha waxaa la xiri doonaa 10 January 2012.

AD

Comments are closed.