10-ka gobol ee Sweden ugu shaqada badan

13

Mar aan maanta eegayay bogga Xafiiska Shaqaaleynta Sweden (Arbetsförmedlingen) ayay igu soo dhacday in aan qoro mowduuc ku saabsan 10-ka gobol ee ugu shaqooyinka badan Sweden. Inkastoo fursadaha shaqadu ay ku xirantahay xirfada qofka iyo heerka uu ka gaaray luuqada ayaa hadana goboladu ku kala fursad fiican yihiin xaga shaqada.

Inta uusan qofku ku fikirin in uu u guuro gobol kale waxaa muhiim ah in uu ka fikiro dhowr arimood oo ay ugu weyntahay shaqada. Qaasatan Swedishku waxay sameeyaan in ay guuraan marka ay shaqada helaan oo kontrakti ay saxiixaan.

Hadaba 10-ka gobol ee Sweden ugu shaqada badan

  1. Stockholm.
  2. Västra Götaland – Göteborg.
  3. SkĂĄne – Malmö
  4. Ă–stergötland – Linköping.
  5. Jönköping.
  6. Uppsala.
  7. Västmanland – VästerĂĄs
  8. Västerbotten – UmeĂĄ.
  9. Ă–rebro.
  10. Södermanland – Eskilstuna.
AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here