Soomaali bandhig ka sameynaysa Shiinaha [Video]

4

Xaqiiqadii mowduucaan si toos ah xiriir u lama leh Sweden iyo Soomaalida ku dhaqan balse waa mid muujinaya in Soomaalida ay yihiin dad firfircoon oo xitaa wadamada sida Shiinaha oo aan iska dhaadhicino in Soomaalidu aysan sidaas ugu firfircooneyn laga dheehan karo videoga hoos ku jira in ay yihiin dad jira oo soo bandhiga dhaqankooda, aanan iloobin dalkooda. Bal daawo Videoga.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here