Ururka ECPAT & Wasiirka Socdaalka Billström

15

Ururka ECPAT oo ah urur la dagaalama ka ganacsiga caruurta ayaa cambaareeyay Wasiirka Socdaalka Sweden Tobias Billström ka dib markii uu hada ka hor dhowr jeer ku dooday in caruurta iyo waalidiinta Soomaaliyeed ee laysku diiday looga gol’leeyahay sidii looga hortagi lahaa ka ganacsiga caruurta.

“Qaabka ugu fiican ee looga hortagi karo ka ganacsiga caruurta waxay tahay in lala mideeyo waalidkooda” ayuu yiri Lars Arrhenius oo ah gudoomiyaha ECPAT isagoo ula jeeda in wasiirka hadalkiisa uusan xaqiiqada ku dhisneyn.

Wariyaha telefishinka TV4 Lena Sundström oo si fiican u dabagasha arimahaan ayaa hada ka hor wareysi ay ka qaaday wasiirka si weyn ugu adkeysay in uu cadeeyo sababta ka dambeysa diidmaha isagoo wasiirka ku celceliyay in laga hortagayo ka ganacsiga dadka qaasatan caruurta.

Lena Sundström ayaa ku dilmaantay aragtida wasiirka mid aan la fahmi karin.

Billstr%C3%B6m%20kritiseras%20av%20Ecpat

Lena%20Sundstr%C3%B6m:%20%22Det%20%C3%A4r%20obegripligt%22

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here