Home Wararka Finland Doorashada Finland oo maanta bilaabatay, Xisbiyada hogaanka u haya oo lasoo bandhigay

Doorashada Finland oo maanta bilaabatay, Xisbiyada hogaanka u haya oo lasoo bandhigay

0
Foto: Roni Rekomaa/TT Nyhetsbyrån

Maanta Finland waxaa ka bilowday Doorasho Saacadu markay ahayd 09.00 ayaa goobaha codbixinta laga furay dalka oo dhan.

Ilaa 4.5 milyan oo Finnish ah oo xaqa u leh inay codeeyaan ayaa haysta ilaa 8:00 galabnimo si ay codkooda uga dhiibtaan goobaha codbixinta.

Qiyaastii 40 boqolkiiba muwaadiniinta Finnishka ah ayaa doortay inay codeeyaan horraantii sanadkan, sida uu sheegay Svenska Yle .

Ra’yi ururin kama dambays ah oo loo sameeyay baahinta dadweynaha Yle ayaa ka dhigaysa xisbiga konserfatifka ee Isbahaysiga Qaranka (NCP) 19.8%, xisbiga midigta fog, xisbiga Waddaniga ah ee Finns 19.5%, iyo SDP ee Marin 18.7%

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here