Dumarka Soomaalida oo lagula taliyay in ay isticmaalaan Vitamin D

0

Gobolada  Västmanland, Örebro iyo Södermanland ayaa dumarka madow qaasatan

Cali Warsame oo ka tirsan Jaaliyada Soomaalida ayaa rajeynaya in taladaan ay caawin doonto haweenka Soomaaliyeed ee uurka leh iyo caruurtooda.

Soomaalida kula talinaya in ay isticmaalaan Vitamin D badan si ay uga badbaadaan cudarada iyo in ay ilmahooda ka badbaadiyaan cudurka Autism-ka oo la sheegay in uu ilmaha Soomaalida Sweden ku nool si qaas ah ugu badanyahay.

Dumarka uurka leh ee Soomaalida ah ayaa goobaha caafimaadka ee ku yaala gobolka Södermanland lagula talinayaa in ay isticmaalaan cuntooyinka ay ku badanyihiin Vitamin-D sida Ukunta, Kaluunka. Caruurta Soomaalida ayaa la sheegay in Autismka ay ku dhaliso Vitamin-d la’aan darteed.

dadka madow iyo dadka xirta dharka cad ayaa qatar gaar ah ugu jira in uu ku yaraado Vitamin-D taasoo keeni karta cuduro badan.

Sveriges Radio.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here