Home Wararka Maanta Tirada Magangalyo-doonka Yurub oo gaartay Halkii ugu Sareesay, Halkee Sweden kaga jirtaa

Tirada Magangalyo-doonka Yurub oo gaartay Halkii ugu Sareesay, Halkee Sweden kaga jirtaa

0

Tirada Magan-galyo doonka Yurub ee Sanadkii 2023 ayaa gaartay halkii ugu sareesay sida lagu cadeeyay warbixin dhawaan lasoo saartay.

Warbixinta ay soo saartay Hay’ada u qaabilsan dhanka Magangelyo-doonka Yurub ee AUAA ayay ku sheegtay in Tirada Qaxootiga ee Sanadkii 2023 ay kor u dhaaftay 1 Milayan Tirada yurub iska dhiibtay Sanadkii 2022.

Dalka Sweden Tirada Qaxootiga ayaa hoos u dhacday marka loo eego warbixinta ay soo saartay hay’adan.

Qaxootiga ka yimid Dalka Suuriya ayaa noqday dalka ugu badan ee Magan-galyodoonka ka yimaadeen halka Afganistan iyo Turki ay ku jiraan kaalmaha xiga.

Dalka Somaliya ayaa kaalmaha hoose kasoo galay tirada Qaxootiga ee iska dhiibay yurub iyadoo sababta ugu weyntahay Xaalada Yurub ee Qaxootiga oo sii adkaaneysa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here