Bandhiga Shaqada Västerås iyo Soomaalida [Video]

3

Magaalada Västerås iyo Eskilstuna ayaa shalay waxaa ka dhacay bandhig weyn oo shirdaha kala duwan ee Sweden ay ku soo bandhigeen baahidooda shaqaale, waxaa ka soo qeyb galay bandhigaas dad aad u fara badan, waxaa dadkaas ka mid ahaa tiro Soomaali ah oo iskood u yimid iyo kuwo ay keeneen iskuulada ay wax ka bartaan.

Hadaba qaar ka mid ah dadkaas ayaan goobta kula kulmay oo aan wax ka weydiiyay hawsha ay meesha u yimaadeen iyo waxyaabaha ay ka faaideen. Daawo Muuqaalka!

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here