Sweden oo caawimaad lacageed siinaysa Soomaaliya

0

Dowlada Sweden ayaa sheegtay in ay 1.5 milyan oo dollar in ay ku bixineysa horumarinta xaalada bila’aadanimo ee Soomaaliya. Lacagta ayaa waxaa maamulkeeda hayn doona hayda gargaarka u qaabilsan Sweden ee lagu magacaabo SIDA ayadoo lacagta la siin doono hayda kale ee Oxfam si loogu maalgaliyo mashruucyadooda.’

Lacagta ayaa ujeedkoodu yahay in lagu hormariyo beeraha ayadoo inta kalena loo isticmaali doono waxbarashada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here