Ciid ul Adxa – Waa Talaadada

0

Insha Allah Eid-ul-Adxa ama sida dadka Soomaalidu ugu yeeraan Ciida wayn  ayaa ku beegan maalinta talaadada ah ee 16ka bisha November. Maalinta barito ah ee Isniinta ayaa ah 9ka Dulxaj oo Muslimiinta ay Soomaan ayadoo ay xujayduna taaganyihiin banka carafo.

Bahda Soomaaliska ayaa idin rajeynaysa rayn rayn iyo kheyr ayadoo aan hore idiin sii leenahay Ciid wanaagsan.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here