Dumarka ajnabiga ah oo amaah lasiinayo

0

Amaahda loo yaqaano mikrolån ayaa la qorsheynayaa in haweenka ajnabiga ah la siiyo si ay u abuurtaan meherad u gaar ah. Dadkii amaahdaas qaatay waxaa kamid ah gabadha la yiraahdo Khaluud Yamani oo aheyd haweeney muddo lix sanno ah shaqo la,aani heysatay, ugu dambeyntiina amaadaasi qaadatay si ay fan gareyso meheradeeda iyada u gaarka ah.

Amaahda loo yaqaano Mikrolån ayaa waxaa uu ka shaqeeyaa afar wadan oo addduunyadda ah, waxaana ka howl gala 80 dumar ah oo tallo bixin kaa siinaya siddii aad u qaadan laheyd amahadaasi oo gaareysa 250.00 oo karoonka iswiidhish-ka ah.

hey,adan ayaa waxaa dhinaca maaliyada ka taakuleeya hey,ado badan oo ay kamid yihiin Tillväxtverket iyo EU-da Vilma Agilar oo ah madaxa mashruuca machadka maalgalinta mikro ee stockholm ayaa sheegtay in ujeedada looga gol leeyahay mashruucani uu yahay siddii ay dadku nolol maalmeedkooda u soo saaran lahaayeen.

Sveriges Radio.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here