Ciyaaraha xagaaga (SEUKI 2010) Stockholm

0

Ciyaaraha sanadlaha ee  ay ku tartamaan kooxaha Soomaalida ee ka kala yimaada daafaha khaarada Yurub ee ka dhaca magaalada Stockholm ayaa sanadkan furmi doona 12-ka bisha July ayagoo socondoona ilaa 25ka bisha July.

Qabanqaabada ciyaaraha ayaa soo gabangabowday ayadoo ciyaarta ugu horeysa ay dhex mari doonto kooxda Qaran ee ka dhisan Stockholm iyo Kooxda Ilamos oo ka soo jeeda UK.

Ciyaaraha ayaa ka dhici doona garoonka weyn ee Spånga IP ee magaalada Stockholm.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here